Topic
Warkasta is tracking adda across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches beenisay, cadde, and madasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya – 27 Oktoobar 2026 – Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda Muqdisho. Madashan oo soconaysa laba (2) maalmood ayaa waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin dowladeed, wakiillo ka socda shirkadaha isgaarsiinta…

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la xiri doono Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, sababo la xiriira wafdiyo iyo madax sare oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho. Wararka la faafiyay ayaa lagu sheegay in labada maalmood ee…