Topic
Warkasta is tracking cadde across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches adaha, adda, and beenisay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu xoojinayo amniga Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, kaas oo qeyb ka ah qorshe lagu rarayo ama lagu duminayo dhismayaal ku dhow garoonka. Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagay garoonka, halkaas oo uu guddoomiyay shirkii shanaad ee…
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, isagoo guddoomiyay shirkii shanaad ee lagu xoojinayay amniga iyo wada-shaqeynta hay’adaha ka hawlgala garoonka. Shirka ayaa diiradda lagu saaray isku-duwidda hawlaha hay’adaha, hagaajinta adeegyada rakaabk
Wasiirka Amniga Gudaha XFS, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeeray Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, isagoo guddoomiyay shirkii shanaad ee lagu xoojinayay amniga iyo wada-shaqeynta hay’adaha ka hawlgala garoonka. Shirka waxaa diiradda lagu saaray isku-duwidda hawlaha hay’adaha, hagaajinta adeegyada iyo dardargelinta qorshaha banneynta xarumaha ku dhow garoonka ee…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la xiri doono Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, sababo la xiriira wafdiyo iyo madax sare oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho. Wararka la faafiyay ayaa lagu sheegay in labada maalmood ee…