Topic
Warkasta is tracking midowga across 8 reports from 3 sources. Recent coverage touches adduunka, cusub, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mahmoud Ali Youssouf, ayaa mar kale ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo qaado cunaqabataynta dhinac-kaliya ah ee saaran hay’adaha iyo shakhsiyaadka ka tirsan Jamhuuriyadda Zimbabwe. Guddoomiyaha ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan saameynta taban ee cunaqabatayntaasi ku yeelatay horumarka bulsho…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan Falasca, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoog
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene “Boly”, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka…
Arusha, Tanzania – Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), oo ay hoggaaminayso Senator Samsam Daahir Maxamuud, ayaa ka qaybgalay doorashada madaxweynaha cusub ee ururka, taas oo ka dhacday magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya, iyadoo qayb ka ahayd Shirweynaha 153-aad ee IPU. Doorashada oo ay ku tartamayeen saddex…
Arusha, Tansaaniya – Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-ka Oktoobar 2026, magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ku doortay madaxweyne cusub, kaas oo noqonaya hoggaamiyaha ururkan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo khudbaddiisa diiradda ku saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, isla markaana warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee Türkiye iyo Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Ferhat Alkan oo ah safiirka cusub ee Türkiye iyo Danjire László Máthé o
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Türkiye iyo Midowga Yurub. Madaxweyne Xasan Sheekh…