Topic
Warkasta is tracking maalinta across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches soomaaliyeed, calanka, and adduunka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, taasi oo astaan u ah gobannimada, midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada qaranka ayaa waxaa ka qayb qaatay cutubyo…
Toddobaatan iyo laba sano ka hor maanta oo kale, 12kii Oktoobar 1954tii, Maxamed Cawaale Liibaan ayaa hindisay calanka buluugga ah, kaas oo, markii xornimada la helay 1960kii, noqday astaanta rasmiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo ku beegan 12-ka…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusay maalinta calanka Soomaaliyeed,… Sii akhri
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xusaysaa Maalinta Calanka Qaranka, oo ka mid ah maalmaha taariikhiga ah ee xusuusta gaarka ah ku leh qarannimada, midnimada iyo halgankii gobannimo-doonka Soomaaliyeed.
Toronto, Canada – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed, siyaasiyiin hore iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi. Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Sooma
Maanta oo kale, dunida waxaa si mug iyo miisaan leh looga maamuusaa Maalinta Macallimiinta Adduunka, oo ku astaysan 5ta Oktoobar. UNESCO, oo ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska…