Topic
Warkasta is tracking ado across 1 report from 1 source. Recent coverage touches jubbaland and socday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kismaayo – Wafdi ka kala socday safaaradaha Sweden, Norway, Netherlands, Midowga Yurub, Switzerland iyo hay’ado caalami ah ayaa booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, halkaas oo ay kaga qeybgaleen xarig-jar iyo kormeer lagu sameeyay mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada. Wafdiga ayaa waxaa magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradd