Topic
Warkasta is tracking afti across 1 report from 1 source. Recent coverage touches canada and kale, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Calgary (Caasimada Online) — Dadweynaha ku dhaqan gobolka shidaalka qaniga ku ah ee Alberta oo ku yaalla galbeedka dalka Canada, ayaa Isniinta maanta ah u dareeray codbixin afti ah oo aan sharciyan qasab ahayn (nonbinding referendum), taasoo ku saabsan in gobolku ka go’o dalka intiisa kale iyo in kale. Inkasta oo dhammaan saadaalintu muujinayso in…