Topic
Warkasta is tracking agaasimeyaasha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches wasaaradda and wasiirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la qaatay agaasimeyaasha waaxyaha Wasaaradda si dib loogu eego howlaha shaqo ee Wasaaradda loogana wada hadlo mudnaanta diblomaasiyadeed ee muhiimka ah. Wasiirka ayaa agaasimayaasha la wadaagay warbixin ku saabsan dadaallada diblomaasiyadeed ee socda, isagoo sidoo kal