Topic
Warkasta is tracking wasiirka across 10 reports from 4 sources. Recent coverage touches caafimaadka, soomaaliya, and badbaaday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo loo qaaday cod-gacan taag ah. Mooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan, kuwaas oo Wasiirka u jeediyay eedeymo culus. Hase yeeshee, Cali…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda doorashada hoggaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku ammaanay shacabka iyo siyaasiyiinta Galmudug sida nabdoon ee ay u maareeyeen geeddi-socodka doorashada. Waxa uu tilmaamay in is-afgaradka dhinacyada siyaasadda…
Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo-weydiin ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda waxbarashada dalka iyo arrimo la xiriira deeqaha waxbarasho. Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa sheegay inaysan jirin adeeg ay wasaaraddu bixiso oo lacag laga qaado dadka. Wasiirka…
Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Khayraadka Badda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ka dalbaday inuu 48 saacadood gudahood ku soo gudbiyo dukumentiyada xubnaha Golaha Hagista Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS), si loo hubiyo in xulistooda loo maray habraaca sharciga. Guddiga ayaa sheegay…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Caliim. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Aljeeriya, gaar ahaan dhinacyada warfaafinta,
Istanbul, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan gaar ah kula yeeshay dhiggiisa Turkiga, Wasiirka Caddaaladda Akın Gürlek. Kulanka ayaa ka dhacay intii uu Wasiir Xasan Macallin Maxamuud ku sugnaa Istanbul, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Shirweynaha Caalamiga ah ee…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan oo maanta la hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadayaan Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji, ayna wax ka waydiin doonaan dhacdadii shalay, kadib markii uu carooday isagoo horjoogo Guddiga Adeegga Bulshada ee Baaralamaanka oo su’aallo ka waydiinayay howlaha wa
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Cali Xaaji Aadan oo maata hortagay Guddiga Adeegga Bulshada ee Baaralamaanka, si ay su’aallo u waydiiyaan ayaa ka carooday kulanka, kadib dood xasaasi ah oo meesha ka dhalatay. Doodda ayaa timid kadib markii wasiirka uu diiday in Telefishinka Universal uu si toos ah u tabiyo…
Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (OHCHR). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaa