Topic
Warkasta is tracking agab across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dagaal and milatari, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo dagaal oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga ay 30-ka Oktoobar u ambabixi doonaan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo agab milatari oo badda lagu soo gaarsiinayo dalka. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in maraakiibta kala ah Gökçeada iyo Yıldırım ay qayb ka yihiin howlaha…