Topic
Warkasta is tracking milatari across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dhulka, iskaashiga, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi, ayaa dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga milatari ee labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo Taliyaha Ciidanka…
Uganda iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan iskaashigooda milatari ee muddada dheer soo jiray, iyadoo Jeneraal Ibrahim Mohamed Mohamud oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ku ammaanay Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF) taageerada joogtada ah ee tababarka iyo la-talinta ay siiso Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed. Kulan dhexmaray Jeneraal Ibrahim Mohamed…