Topic
Warkasta is tracking dagaal across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches ciidamada, ciidanka, and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal qaraar oo mar kale ka qarxay bannaanka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo ciidamada daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen oo weeraray fariisimaha ciidanka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar…
Dad dhowr ah ayaa ku dhintay dagaal maalmihii u dambeeyay magaalada Moyale ku dhex marayay ciidamada dowlad-deegaannada Soomaalida iyo Oromia ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo Sabtidii u sheegeen wakaaladda wararka AFP. Dagaalka, oo salka ku haya muranno dhuleed, ayaa billowday Talaadadii, kaddib markii calanka dowlad-deegaanka Soomaalida laga taagay magaalada.…
Magaalada Mooyaale oo ku taalla xuduuda Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya… Sii akhri
Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku fiday magaalooyin iyo degaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Bay, taas oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu door weyn ka qaatay xallinta siddeed dagaal, isla markaana uu ku dhow yahay inuu soo afjaro ama heshiis ka gaaro laba kale, isagoo dhaliilay in isaga iyo Mareykankuba aysan helin abaalmarinta Billadda Nabadda.
Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Xaanshi Gadafar oo ku yaalla duleedka Hees ee gobolka Hiiraan. Iska horimaadka ayaa la sheegay inuu ku billowday qaraxyo kadibna uu isku beddelay dagaal toos ah oo la isu adeegsaday hub culus iyo rasaas. Wararka ayaa…