Topic
Warkasta is tracking arrimo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cirka and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) — Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u-qaybsanaha difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly, iyagoo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa si gaar ah diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca ee