Topic
Warkasta is tracking baarlamaannada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sare and xoghayaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MIDRAND, Koonfur Afrika – Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa ka qaybgalay Shirka 7-aad ee Sannadlaha ah ee Ururka Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Afrika, kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Midrand ee Koonfur Afrika, xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika. Shirka oo diiradda lagu saarayo casriyeynta hay’adaha…