Topic
Warkasta is tracking xoghayaha across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches baarlamaannada, caafimaadka, and qaranka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MIDRAND, Koonfur Afrika – Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa ka qaybgalay Shirka 7-aad ee Sannadlaha ah ee Ururka Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Afrika, kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Midrand ee Koonfur Afrika, xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika. Shirka oo diiradda lagu saarayo casriyeynta hay’adaha…
MUQDISHO – Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa magacaabay Xoghayaha Guud iyo Ku-xigeenka Guud ee Golaha, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hoggaanka, maamulka iyo habsami-u-socodka howlaha Golaha ee la xiriira nidaaminta mihnadaha caafimaadka dalka.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Raabidada Caalamka Islaamka, iya