Topic
Warkasta is tracking barack across 1 report from 1 source. Recent coverage touches omar and wayn, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Barack Obama ayaa garab istaag buuxa u muujiyay Xildhibaan Ilhan Omar oo ay haatan si wayn isku hayaan Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump, isaga oo ka digay in tallaabooyinka lagu beegsanayo siyaasiyiinta aragtida ka duwan maamulka ay mustaqbalka horseedi karaan in awoodda dowladda loo adeegsado loollanka siyaasadeed. Maamulka…