Topic
Warkasta is tracking bayaankii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches itoobiya and masar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay bayaankii kasoo bxay shir-madaxeedka wadatashiga afar geesoodka ah ee madaxda waddamada Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ee ka dhacay magaalada El Alamein, kaas oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha gobolka iyo kuwa caalamka. Madaxda afarta dal ayaa si weyn…