Topic
Warkasta is tracking beeraha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches saacadood, safiirka, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Khayraadka Badda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ka dalbaday inuu 48 saacadood gudahood ku soo gudbiyo dukumentiyada xubnaha Golaha Hagista Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS), si loo hubiyo in xulistooda loo maray habraaca sharciga. Guddiga ayaa sheegay…

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Aljeeriya ee dhinacyada beeraha, waraabka iyo sugnaanta cuntada, iy