Topic
Warkasta is tracking billadda across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhaweeyay and dowladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyagoo wata billadda qalinka ee tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Madaxda ayaa ciyaartoyda ku ammaanay dadaalkooda, kartidooda iyo sida…