Topic
Warkasta is tracking bogaadiyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and turkiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa lagu bogaadiyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si gaar ah loo xusay taageerada uu Turkigu sannadihii lasoo dhaafay siiyay Soomaaliya. Ka qaybgalayaashii kulanka ayaa sheegay in taageerada Turkiga ay gaartay qaybo badan oo nolosha bulshada ah, oo ay…