Topic
Warkasta is tracking boolis across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciidamo and hormuud, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, oo uu hoggaamiyo Macallin Mahdi ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in ciidamo Boolis ah ay galeen xarumo ay shirkadda Hormuud ku leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka sameeyeen baaritaanno. Booliska ayaa wararkaas ku tilmaamay…