Topic
Warkasta is tracking yimid across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches booqasho, iata, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho. Booqashadan ayaa taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee Soomaaliya ay qaabbisho wafdi heer sare ah oo ka socda hoggaanka IATA,…
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga, S/Guud Giovanni Maria Iannucci ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga iyo Danjiraha Talyaaniga, iyadoo kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga labada