Topic
Warkasta is tracking caadi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ahayn and dhalatay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay tallaabadii ay xalay qaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen qaraar cusub oo lagu dardargelinayo dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo dhigaya in hay’adaha dowladda ay waafajiyaan shaqadooda qodobbada dastuuriga ah, isla markaana la diyaariyo xeer qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda. Go’aan