Topic
Warkasta is tracking cabdirisaaq across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cumar and eryin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Cumar Cabdirisaaq Xuseen oo xalay Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Danjire Cabdiraxmaan Caynte uu sheegay inuu ka qaaday xilkii Xoghayaha Guud ee Isbaheysiga ayaa sheegay in aan laga eryin Isbaheysiga ee uu is-casilay. Cumar ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu si ikhtiyaari ah iskaga casilay xilkii Xoghayaha Guud…