Topic
Warkasta is tracking cagjar across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches deegaanka, doortay, and kale, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Addis Ababa (Caasimada Online) – Mustafe Muxamed Cagjar ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomalida isagoo helay muddo xileed cusub oo shan sano ah. Madaxweynaha ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku doortay Xildhibaannada Dowlad Deegaanka, tani oo fursad kale siineysa Cagjar oo ismaamulka hoggaaminaya, tan iyo isbeddelkii ka dhacay deegaanka sanadkii 2018, xilligaas…
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo deegaanka, taas oo u oggolaanaysa inuu sii wato xilka uu hayay tan iyo isbeddelkii siyaasadeed ee dhacay sannadkii 2018.