Topic
Warkasta is tracking ciidamadii across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches federaalka, gaalkacyo, and galkacyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamadii iyo gaadiidkii ay Puntland ku qabatay magaalada Gaalkacyo ayaa la sii daayay, kadib markii maamulka Puntland uu sheegay inuu baaritaan ku sameeyay xaaladda ciidanka iyo sababta ay magaalada u soo gaareen. Puntland ayaa sheegtay inay baaristeeda ku ogaatay in ciidanka iyo gaadiidku ahaayeen kuwo habow ah oo soo lumay, ayna…
Maamulka Puntland ayaa sii daayay ciidamadii ay maanta ku qabteen magaalada Galkacyo, kuwaas oo ay Puntland ku tilmaantay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamada ayaa Puntland lagu sheegay…