Topic
Warkasta is tracking federaalka across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidan, cumar, and dowladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)… Sii akhri
Okt 13 (Jowhar)-Wakiilada federaalka ayaa Talaadadii hore ku fuliyay amar baaritaan ah guriga Xildhibaan Ilhan Omar ee Washington, tallaabadaas oo mas’uuliyiintu ku tilmaameen inay qayb ka tahay baaritaanka dambiyada iyo mid sii xoojinaysa isku dhaca muddada dheer ee Madaxweyne Donald Trump uu la galay xildhibaanka Minnesota ee hadalka badan. Guddoomiyaha Dimuqraadiga ee Minnesota Tim Walz…
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in tallaabooyinka ka dhanka ah ay qayb ka yihiin isku day lagu beegsanayo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda madaxweyne Donald Trump, isla markaana loo adeegsanayo hay’adaha sharciga federaalka arrimo siyaasadeed.
Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii ciidamo amni la geeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka ku dhow guryaha ay deggan yihiin qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka.
Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray ammaro safar oo kusaabsan gaadiidka iyo garoonada ku kala yaal Muqdisho iyo Laascaanood. Ammaradan ayaa dabajooga dhacda amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, maalinimadii Axadda ee 4-ta bishan, xilli uu garoonka ka…