Topic
Warkasta is tracking fadhiya across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches aqalka, qaabilay, and rkiye, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin…
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Danjire Ferhat Alkan. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah, walaaltinimada iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye