Topic
Warkasta is tracking danjirenimo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddoomay and midowga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, isla markaana warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee Türkiye iyo Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Ferhat Alkan oo ah safiirka cusub ee Türkiye iyo Danjire László Máthé o