Topic
Warkasta is tracking garoowe across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches diyaaradaha, baajiyay, and booliska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kaddib safar dibadeed oo qaatay 41 maalmood. Intii uu safarka ku maqnaa, Deni ayaa la sheegay inuu booqday Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Kenya, isaga oo kulamo la xiriira arrimo siyaasadeed ku yeeshay dalalkaas. Si kastaba, madaxweynaha weli kama uusan…
laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay goob ganacsi oo ku taalla suuqa Inji ee magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland Wararka laga helayo dhacdadan ayaa sheegaayo ninka hubaysan in uu rasaas ku furay suuqa kabaha…
Booliska caasimadda Garoowe ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan in uu maanta magaalada ku dilay labo qof, islamarkaana ku… Sii akhri
Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalana waa ku dhaawacantay, kaddib markii maanta qof hubaysan u rasaas ku furay dad… Sii akhri
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.… Sii akhri
Shirkadda diyaaradaha ee Freedom Airline ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo la xiriiray duulimaad la sheegay inuu shalay ka baaqday Garoowe-Muqdisho, sababo la xiriira shuruudda kaarka aqoonsiga NIRA. Maareeyaha shirkadda ee Soomaaliya, Mukhtar Xaamud ayaa sheegay in Freedom Airline aysan shalay lahayn wax duulimaad ah oo ku saabsan khadka…