Topic
Warkasta is tracking dhalashada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maamulka and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Washington (Caasimada Online) – Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan uu doonayo inuu ku dhiso dacwad dhalashada Mareykanka looga qaadayo xildhibaan Ilhaan Cumar, si ugu dambeyn dalka looga masaafuriyo, sida uu Arbacadii shaaciyey wargeyska The Wall Street Journal. Baaritaanka ayaa salka ku haya eedeymo la xiriira in Ilhaan Cumar ama aabaheed oo geeriyooday ay…