Topic
Warkasta is tracking dhigay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dalka and war, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose kaas oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku lug lahaa dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed iyo amni darrada. Intii uu howlgalka socday ciidamada Danab waxay burburiyeen laba xarumood oo loo adeegsan jiray ururinta…