Topic
Warkasta is tracking dhisanayaan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches beesha and xawaadle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Arbaco 16 Sep 2026 {HMC} Waxgaradka, siyaasiyiinta iyo qaybaha bulshada ee beesha Xawaadle ayaa magaalada Beledweyne ku soo gabagabeeyay kulamo maalmahan u socday oo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo hanaanka dhismaha maamulka HirShabelle saddexaad. Beesha Xawaadle ayaa ku baaqday in la joojiyo doorashooyinka iyo habraacyada siyaasadeed ee ka socda Hiiraan, iyadoo sheegtay in aan la […