Topic
Warkasta is tracking dhulka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches degmada, buundada, and madaxweynaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baardheere – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu ka muuqdo burbur xooggan. Taliyaha iyo saraakiisha kormeerka ku wehlinaysay ayaa sidoo kale u kuurgalay xaaladda guud ee webiga mara magaalada Baardheere, […]

Sept 06 (Jowhar)- Taliyahii Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,halkaas oo Taliyaha iyo saraakiisha uu hoggaaminayay si weyn loogu soo dhoweeyay. Safarka Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa salka ku haya u kuurgelidda xaaladda amni ee gobolka, […]

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Midowga Yurub ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo isku day kasta oo lagu beddelayo qaab-dhismeedka bulshada ama dhulka Marinka Qaza, isagoo mar kale xaqiijiyay in Qaza iyo Daanta Galbeed ee la haysto ay tahay inay hoos yimaadaan hal maamul oo Falastiin ay leedahay. Afhayeenka Guddiga Yurub, Christian Wigand, ayaa sheegay […] The post Midowga Yurub oo diiday isbeddel la

Cadaado, Agoosto, 16, 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta safar dhulka ah kusoo gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa safarkiisa u kuurgalka nolosha bulshada iyo amniga deegaanka, subaxnimadii hore ka soo bilaabay magaalada D