Topic
Warkasta is tracking iskaashiga across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches turkiga, buluugga, and nadra, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Islamabad – Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiwali Cali Cabdulle, ayaa booqday Hay’adda Qaranka ee Xogta iyo Diiwaangelinta Pakistan (NADRA), iyadoo ujeeddadu ahayd xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada hay’adood ee dhinaca nidaamyada aqoonsiga. Kulanka ayaa looga hadlay khibradda Pakistan ee aqoonsiga dh
MUQDISHO (Goobjoog News) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo uu…