Topic
Warkasta is tracking doorto across 1 report from 1 source. Recent coverage touches midoobay and qaramada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sept 19 (Jowhar)-Iyadoo ay jirto feejignaan iyo indho-indhayn diblomaasiyadeed oo xooggan, Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa maanta yeeshay kulan albaabada u xiran yihiin si loo qiimeeyo cidda hoggaamin karta hay’adda caalamiga ah, xilli madaxda dalalka iyo dawladaha ay isu diyaarinayaan inay tagaan New York si ay uga qaybgalaan toddobaadka ugu muhiimsan sanadlaha ah ee…