Topic
Warkasta is tracking ergada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches mareykanka and wada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim ayaa warbixin ay maanta baahisay ku sheegtay in kulankii wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi, uu shalay New York kula yeeshay ergada Mareykanka, kaas oo la sheegay in looga hadlay sidii dib loogu bilaabi lahaa wada-hadallada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, uusan haysan oggolaanshaha hay’adaha…