Topic
Warkasta is tracking furmay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches amniga, gudaha, and madasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb gelaya hay’adaha dowladda, warbaahinta, bulshada rayidka ah, bah-wadaagta horumarinta iyo daneeyayaasha kale. Shirkaan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, waxaa daah-f

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara. Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, hay’adaha amniga, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kale ee ay khuseyso arrimaha amniga dalka. [