Topic
Warkasta is tracking gabdhaha across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches cusub, dhiggooda, and dib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka…

Jun 17 (Jowhar)-Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee da’doodu ka hooseyso 17-jirada ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dhiggooda dalka Sudan, kadib markii ay 8-2 ku garaaceen kulan ka tirsanaa tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika CECAFA ee ka socda magaalada Dar es Salaam ee wadanka Tanzania. Guushan ayaa bog cusub u furtay taariikhda kubadda cagta haweenka […]

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii ugu horreysay abid Soomaaliya ku matalayaan tartan rasmi ah oo kubadda cagta ah. Gabdhaha Ocean Stars ayaa kulanka furitaanka tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Haweenka galabta magaalada Dar es Salaam kula ciyaaraya martigeliyeyaasha tartanka ee […]