Topic
Warkasta is tracking garab across 1 report from 1 source. Recent coverage touches xuutiyiinta and yemen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerarro gantaallo ah oo Jimcihii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh, kaas oo dhaliyay dhimashada ugu yaraan illaa saddex qof iyo dhawaca dhowr qof oo kale. Dowladda Soomaaliya ayaa marka hore si adag…