Topic
Warkasta is tracking yemen across 11 reports from 5 sources. Recent coverage touches xuutiyiinta, cadan, and ciidamada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sii daysay 159 qof oo lagu hayay arrimo la xiriira dagaallada dalkaasi, sida ay xaqiijisay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC), kaas oo taageero ka geystay habraaca sii deyntooda.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerarro gantaallo ah oo Jimcihii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh, kaas oo dhaliyay dhimashada ugu yaraan illaa saddex qof iyo dhawaca dhowr qof oo kale. Dowladda Soomaaliya ayaa marka hore si adag…
Dagaalka Yemen ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo maanta Xuutiyiinta ay laba gantaal ku bartilmaameedsadeen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Cadan, sida uu sheegay Xafiiska Warbaahinta ee Agaasinka Amniga Cadan. Weli lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka. Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ayaa dhankiisa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal…
Dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa Xuutiyiinta ku eedeysay inay gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan, xilli diyaarad rakaab ah oo ka timid magaalada Qaahira ee dalka Masar ay ku sii jeedday garoonka.
Dagaalka Yemen ayaa galay marxalad cusub oo colaadeed, kaddib markii ciidamada dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, oo taageero ka helaya Sacuudiga, ay bilaabeen howlgallo milatari oo ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan dhul ballaaran oo ay gacanta ku hayaan Xuutiyiinta.
Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu taageero ay sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda gobolka Tacis oo ku… Sii akhri
Dagaalka Yemen ayaa galay marxalad aad u kulul kadib markii duqeymo xooggan oo cirka ah iyo weerarro dhulka ah ay isku mar ka billowdeen deegaannada istaraatiijiga ah ee ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, iyadoo ciidamada dowladda Yemen ee taageerada ka helaya Sacuudiga ay wadaan guluf ballaaran oo ka dhan ah Xuutiyiinta.…
Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen, Sultan al-Barakani, oo ku yaalla koonfurta magalada Ta’iz. Waxaa la sheegay in Xuutiyiintu guriga galeen oo ay halkaas fariisin ka sameysteen kadib dagaallo qaraar oo ay la galeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka. Isla waqtigaas, Xuutiyiintu waxay qabsadeen degmada Al-Safiya, oo ku taalla…
Dagaallo xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda Yemen iyo Asarullah Al-Xuuti ayaa saacadahii ugu dambeeyay ee maanta ka dhacay magaalada Tacis oo dhacda koonfur-galbeed Yemen, kuwaas sababay dhimashada tobonaan qof. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dalka Yemen ayaa sheegaya in 24kii saac ee ugu dambeeyay dhimashada labada dhinac ay gaartay…
Duqeymaha hawada ee Maraykanka iyo howlgallada ay hogaaminayaan isbahaysiga Maraykanka ayaa dilay ama dhaawacay ugu yaraan 3,336 oo rayid ah oo ku sugan Yemen, Suuriya, Ciraaq, iyo Soomaaliya intii u dhaxaysay 2007 ilaa May 2025, sida lagu sheegay baaritaan ay taageertay Warbaahinta Carabta ee Baaritaanka Wararka (ARIJ).
Dowladda Soomaaliya ayaa Arbacadii dib u soo celisay 160 muwaadin Soomaali ah oo ka yimid Yemen, halkaas oo sanado badan oo amni darro iyo khilaaf ay saameeyeen bulshooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.