Topic
Warkasta is tracking xuutiyiinta across 11 reports from 7 sources. Recent coverage touches yemen, qaadeen, and sacuudiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Cadan (Caasimada Online) – Dagaalka Yemen ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo maanta Xuutiyiinta ay laba gantaal ku bartilmaameedsadeen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Cadan, sida uu sheegay Xafiiska Warbaahinta ee Agaasinka Amniga Cadan. Weli lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka. Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ayaa dhankiisa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal…
Dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa Xuutiyiinta ku eedeysay inay gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan, xilli diyaarad rakaab ah oo ka timid magaalada Qaahira ee dalka Masar ay ku sii jeedday garoonka.
Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen, Sultan al-Barakani, oo ku yaalla koonfurta magalada Ta’iz. Waxaa la sheegay in Xuutiyiintu guriga galeen oo ay halkaas fariisin ka sameysteen kadib dagaallo qaraar oo ay la galeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka. Isla waqtigaas, Xuutiyiintu waxay qabsadeen degmada Al-Safiya, oo ku taalla…
Xiisadda u dhexeysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudigu uu Xuutiyiinta ku eedeeyey inay diyaarad aan duuliye lahayn ku weerareen xarun koronto oo ku taalla magaalada Madiina, taas oo koronto siisa Masjidka Nabiga.
Warbixinno ayaa tilmaamaya in ay sii kordhayaan xidhiidhada Xuutiyiinta iyo kooxaha hubaysan ee Geeska Afrika, gaar ahaan Al-Shabaabta Soomaaliya, iyadoo ay jiraan eedeymo sheegaya in iskaashigaasi ay ku jiraan tababarro milatari, tahriibinta hubka iyo isdhaafsiga khibradaha.
Riyadh (Caasimada Online) – Isbahaysiga uu Sacuudiga hoggaamiyo ee dagaalka adag kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inuu qabtay oo uu burburiyay diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo ballistic ah oo ay Xuutiyiintu soo rideen. Afhayeen u hadlay isbahaysiga ayaa shaaca ka qaaday in difaaca cirka Sacuudigu uu qabtay labada diyaaradood oo aan duuliye lahayn,…
Sept 22 (Jowhar)- Iyadoo xaaladda dagaalka Yemen ay si xawli ah isku beddelayso, dagaalyahannada Xuutiyiinta ayaa ku dadaalaya inay qabsadaan goobo istiraatiiji ah oo dhul sare ah, iyagoo doonaya inay ka gooyaan xeebta Badda Cas dhulalka kale ee ay gacanta ku hayaan ciidamada ay taageerto Sacuudiga tallaabadan ayaa timid ka dib markii la soo sheegay…
Makkah (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerar culus oo Talaadadii kooxda Xuutiyiinta ay ku qaadeen magaalada barakeysan Makkah Al-Mukarramah ee dalka Sacuudiga. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si adag loogu cambaareeyay weerarkan oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo ay ka hortageen ci
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cambaaraysay weerar la fashiliyay oo la sheegay in Xuutiyiinta Yemen ku… Sii akhri
Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareysay weerarro ay sheegtay in kooxda Xuutiyiinta ay ku qaaday magaalada barakeysan ee Maka iyo gobolka Madiina, iyo sidoo kale waxa ay ku tilmaantay weerarrada sii socda ee ka dhanka ah Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo isku hayay lahaanshaha jasiiradaha ku yaalla koonfurta Badda Cas. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AP, Xuutiyiintu waxay dib u riixeen ciidamada dowladda Yemen ee uu taageero Sacuudigu, waxayna la wareegeen gacan ku haynta aaggan muhiimka ah.... The post Xuutiyiinta oo shee