Topic
Warkasta is tracking geeddi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kala and untmis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga, waxaana kulanka looga hadla