Topic
Warkasta is tracking untmis across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches geeddi, kala, and sameeyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammaystiri doonaa muddada kala-guurkiisa labada sanno wuxuuna soo afjari doonaa hawgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Amaanka ee 2753 (2024) iyo 2809 (2025) iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo gabagabeynaysaa in ka badan…
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga, waxaana kulanka looga hadla