Topic
Warkasta is tracking hadal across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aadan and dalbaday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ugu dambeyn dalbaday in wada-hadal lagu wajaho xaaladda kasii dareysa ee maamulkaas, iyadoo maanta ergadii ugu horreysay ay gaartay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyadao ku qaabilay wafdi uu hogga