Topic
Warkasta is tracking heshiisiinta across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dib, hadlay, and odayaasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhabo – Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed, xoojinta wada-tashiga bulshada iyo sidii loo heli

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada maamulka, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed iyo geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta bulshada. Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo Golaha Wasiirradu ay qiimeeyeen