Topic
Warkasta is tracking horjooge across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sare and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab uu kasoo muuqday degmada Buurhakaba oo dhawaan ka baxday gacanta maamulka Koonfur Galbeed. Qoraal uu baahiyay Telefishinka Qaranka ayaa lagu yiri: “Kooxda Khawaarijta oo muddooyinkii ugu dambeeyay deegaannada Koonfur Galbeed ka waday falal ay ku carqaladaynayso nolosha bulshad