Topic
Warkasta is tracking ilaalinta across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches adeegsan, dhallinyarada, and hawlgallada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Rayidka Xilliyada Hawlgallada Milatari iyo Colaadaha Hubeysan, taas oo lagu xoojinayo ilaalinta nolosha, sharafta iyo xuquuqda dadka rayidka ah. Siyaasaddan waxaa…

Shirkad Mareykan ah ayaa soo jeedisay in robots humanoid ah mustaqbalka loo adeegsado ilaalinta iyo sahminta xuduudda koonfureed ee Mareykanka, gaar ahaan meelaha adag ee ay khatar ku noqon karto in ay galaan saraakiisha. The post Robots humanoid ah oo loo adeegsan karo ilaalinta xuduudda first appeared on Radio Dalsan .

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhallinyarada hormuudka u ah ololaha nadaafadda xeebaha Muqdisho, taas oo lagu dhiirrigelinayay kaalinta wax-ku-oolka ah ee dhallinyaradu ku leeyihiin ilaalinta deegaanka, kor u qaadidda bilicda caasimadda iyo kobcinta dhaqanka iskaa wa