Topic
Warkasta is tracking qeyb across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches baaqay, cali, and dalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo maanta uu magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan u ambabaxay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud. Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xooji
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh…
Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada ka socota magaalada Jowhar iyo guud ahaan deegaannada Hirshabeelle.