Topic
Warkasta is tracking imf across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhaqaalaha and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa saadaalisay in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu sannadka 2026 ku ekaan doono 2.3%, iyadoo dhaqaalaha dalka ay saameynayaan dhowr caqabadood oo isbiirsaday. Warbixinta IMF ayaa lagu sheegay in hoos u dhaca gargaarka dibadda tan iyo 2025, abaaraha soo noqnoqda, saameynta colaadda Bariga Dhexe iyo isbeddellada la…