Topic
Warkasta is tracking ipu across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Shirweynaha waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha Tanzania, Mudane Dr. Mwigulu Lameck Nchemba, iyadoo ay ka qeybgalayaa